Sannadka 2010: “Jacaylku wax walba wuu u adkaystaa. Jacaylku weligiis ma fashilmo„
„Jacaylka aan wadaagno ee aan u qabno Ilaah ayaa ah jacaylka ugu qiimaha badan uguna wax dhisida dhammaan. Jacaylka caynkaas ah wuxuu mideeyaa dadka kala duwan, jinsiyad kasta, iyo af kasta, iyagoo wada jira oo farxad leh si ay Rabbiga ugu adeegaan “garabka isku dhafka ah”.”