Af-Ingiriis English | ||
---|---|---|
Dhawaaq | /ɡlɪʃ/[1] | |
Gobolka | asal ahaan ka soo jeeda Britain hadase caalamka oo dhan (fiiri Deegaanada uu gaadhay) | |
U ah afka hooyo | 360 - 400milyan (2006)[2] Luuqad labaad: 400milyan; ajaanib ku ah: 600–700 milyan[3] | |
Qoyska luqada | Indo-European
| |
Early forms: | Af-Ingiriiskii hore
| |
Hab qoraalka |
| |
Xaalada Rasmiga | ||
Ka ah Luqad rasmi |
Ururo isticmaala
| |
Koodka luqada | ||
ISO 639-1 | en | |
ISO 639-2 | eng | |
ISO 639-3 | eng | |
Luqadda la adeegsado | 52-ABA | |
![]() Wadanada caalamka ee Af-Ingiriiska ka yahay luuqad qarameed, tirabbuur iyo asaloow
Wadanada Af-Ingiriisku ka yahay rasmi laakinse tirabbuur ahayn | ||
{{{1}}} |
Afka Ingiriiska (Af Ingiriis : English; Af Carabi: لغة إنجليزية) waa luuqad looga hadlo dhowr wadan waxeeyna tahay luqod caalamka aad looga xishmeeyo. Asal ahaan Afka ingiriiska wuxuu ka yimi luqadda Afka Laatiiniga, waxaana lagu alifey wadanka Ingiriiska. Fiditaanka uu Afka ingiriiska ugu fidey dunida waxaa sabab u ah gumeysigii Ingiriisku uu ku gumeystey dunida barkeeda kala bar. Mar walba oo uu wadan gumeysto, Ingiriisku wuxuu ka dhigi jirey afkiisa afka dawladda iyo tan barida.