Soomaaliya | ||
---|---|---|
Af-Soomaali اللغة الصومالية | ||
Dhalad u ah | Soomaaliya, Jabuuti, Kiinya, Itoobiya | |
U ah afka hooyo | 34 milyan Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali (2019)[1] | |
Qoyska luqada | ||
Hab qoraalka | Latin (Rasmi), Farta Carabiga, Farta Cismaaniya, Borama, kadariya | |
Xaalada Rasmiga | ||
Ka ah Luqad rasmi | Soomaaliya ( Soomaaliland) Jabuuti | |
Koodka luqada | ||
ISO 639-1 | so | |
ISO 639-2 | som | |
ISO 639-3 | som | |
{{{1}}} |
ka mid ah taxane ku saabsan |
Dhaqanka soomaaliya |
---|
Dhaqanka |
Dadka |
Diinta |
luqada |
Siyaasadda |
Af-Soomaali waa luqad Afro-Aasiyatik ah oo ay leedahay laanta Kushiitik . Waxay afka hooyo u tahay Soomaalida ku nool dhulka Soomaaliweyn iyo qurbo joogta Soomaaliyeed. Afka Soomaaliga waa afka rasmiga ee Soomaaliya[2] , luqadda qaranka Jabuuti , iyo luqad ka shaqeeysa gobolka Soomaalida Itoobiya iyo sidoo kale Waqooyi Bari Kenya. Afka Soomaaliga wuxuu si rasmi ah ugu qoran yahay xarfaha Laatiinka.