Afrika

Afrika
Baaxada30,221,532 km2 (11,668,599 sq mi), 2aad
Dadka1.1 bilyan[1] (2013, 2aad)
Miisaanka Dadka36.4/km2 (94/sq mi)
MagacaAfrikan
Wadanada51 (iyo 4 buuq ka taagan yahay)
Ku tiirsan
Luuqadaha1250-3000 luuqadood
WakhtiyadaUTC-1 ilaa UTC+4
Caasimad ugu WaynCaasimadaha ugu waaweyn qaarada Afrika
AlgeriaAlgiers-Tunis
MasarQaahiro
Kambaala
Khartuum-Omdurman
Niamey
NayjeeriyaAbuja-Lagos
Abidjan
Injamiina
Dakar
Dar es Salaam
Mabuto
Johannesburg
Windhoek
Freetown
Kinshasa
Ouagadougou
Addis Abeba
Luanda
Nayroobi
Addis Abeba
Kab town-Pretoria`


Afrika
Kariirada Afrika


Afrika (Af Ingiriis : Africa; Af Carabi: أفريقيا) waa qaarada labaad ee ugu weyn qaaradaha aduunka kadib qaarada Aasiya dhanka baaxada iyo dhanka dadkaba. Baaxada Afrika waxay la'egtahay c. 30,244,050 km² (11,677,240 mi²)[2] tiradaas waxaa ku jira dhamaan jasiiradaha lagu xisaabo Afrika. Afrika baaxadeeda waxay dabooshaa 20.3% baaxada dhulka oo dhan. Sida lagu xusay tirokoob caalami ah oo la sameeyay sanadkii 2013ka waxaa ku nool qaarada Afrika dad tiradooda ay dhantahay 1.3 bilyan taasi oo ah tiro u dhiganta todobo qeyboodoo qayb dadka dunida ku noolo maanta.

Qarnigii 19aad ayaa wadamada reer Yurub go'aan ku gaadhay gumeysashada Afrika. Dawladda kaliya ee xor ahaa waqtiga halgankaas waa dawladda Diiriye Guure ee abaanduulkii guud ka ahaa Ismaaciil Mire.

  1. Gudmastad, Ericha (2013). "Nuqul Archive" (PDF). prb.org. Population Reference Bureau. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 20 Bisha Tobnaad 2017. Soo qaatay 18 August 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin); Link dheeraad |website= (caawin)
  2. Sayre, April Pulley (1999), Africa, Twenty-First Century Books. ISBN 0-7613-1367-2.

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne