![]() |
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda: Siyaasadda iyo Xukunka Soomaaliya |
Dastuurka |
Garsoorka |
Qaybaha kale |
Aftida Dastuurka Waxay ka dhacday Soomaaliya 20 Juun 1961 si loogu codeeyo dastuurka cusub ee dalka waxaa soo abuubulay Dhulka Biritishka ee Soomaaliya iyo Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya. Waxayna ku ansixiyeen 90.56% ee codad.[1]