Aqalka hoose

Aqalka Hoose (Af-Ingiriis: Lower house) ama golaha guud waa mid ka mi ah labada gole wuxuuna la shaqeeyaa aqalka sare ee awooda sharci dajinta.

Aqalka hoose wuxuu matalaa shacabka ee baarlamaan ka kooban laba gole.



From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne