Aqalka sare

Aqalka sare, (Af-Ingiriis: Upper house) loogu yeero aqalka odayaasha, waa mid ka mid ah golayaasha labada aqal (ama golaha shuurada), wuxuuna la shaqeeyaa Aqalka hoose ee Baarlamaanka.



From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne