Baarlamaanka Somaliland

Baarlamaanka Somaliland
Parliament of Somaliland
البرلمان في ارض الصومال
Currently Dissolved
Coat of arms or logo
Qaabka
QaabkaLaba Aqal
Magacyada Golaha Guurtida
Golaha Wakiilada
Taariikh
La Aas'aasay1990 (1990)
Hogaanka
SpeakerBashe Mohamed Farah
tan iyo 2017
Meesha ay ku kulmaan
Hargeisa, Somaliland
Website
somalilandparliament.net
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Somaliland

Baarlamaanka Jamhuuriyada Somaliland (Af Ingiriis : Parliament of Somaliland; Af Carabi : ar‎) waa golaha baarlamaanka ee Jamhuuriyada Somaliland. Sida caadiga ah, golaha baarlamaanka Somaliland waxaa loo qeybiyaa labo golle oo kala ah: Golaha Guurtida (Golaha Sare) oo ah golaha duqeyda, iyo Golaha Wakiilada (Golaha Hoose).

Labada gole oo u wada shaqeeya si toos ah ayaa waxay leeyihiin 82 xubnood iyo gudoon u gaar ah mid kasta. Golaha Wakiilada waxaa gudoomiye u ah Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi "Cirro", kaasi oo ah gudoonkii ugu horeeyay ee shacab doorto tan iyo la soo noqoshadii xoriyada Somaliland.[1]

  1. . Garowe Online. 02-05-2012 http://allafrica.com/stories/201202062200.html. Soo qaatay 20 July 2012.  Hubi qiimaynta taariikhda: |date= (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne