Baasaboor Soomaali | |
![]() Garbadka hore ee Baasaboorka Baasaboor Elektaroonik.
| |
Soo baxay | 2007 |
La adeegsado | ![]() |
Shaqaynaya | 5 sano |
Nuuca Aqoonsiga | Shacabka caadiga ah |
Danaha | Aqoonsiga muwaadinka safraya |
Dadka leh | Muwadinka Soomaaliyeed |
Dhicitaanka | La bedeli maayo dib ayaa loo cusbooneysiin. |
Baasaboorka Soomaaliga waa basaboor uu adeegsado muwaadinka Soomaaliga ah si uu dibadda ugu dhoofo, waana aqoonsiga qofka wata dalka uu ka soo jeedo.
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Jamhuuriyadda Fedraalka ee Soomaaliya waxaa hogaankeeda haya :
Agaasimaha Guud G/Sare Maxamed Aaden Jimcaale (Kofi) & Ku-xigeenka Agaasimaha Guud Mudane Cabdullaahi Xaaji Bashiir Ismaaciil.