Bada Carbeed

Coordinates: 18°N 66°E / 18°N 66°E / 18; 66

Bada Carbeed

Bada Carbeed waa magac loo bixiyay biyaha Bariga Dhexe oo ka mid ah Badweynta Hindiya. badaan waxee ka bilaabataa, Gobolka Bari ee dalka Soomaaliya ilaa Galbeedka dalka hindiya iyo wixii ka koreeyo. ogsoonoow mararka qaar Gacanka Berbera waxee ka midtahay Bada Carbeed.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne