Bahda Bisada (carabi: سنوريات laatiin: felidae) waa qoys xayawaanka duurjoogta ka mid ah kuwaas oo u eeg bisada.
Bahda Bisada waxaa la isku yidhaahdaa xayawaano badan oo duurjoog ah kuwaas oo dhammaantood leh qaabdhismeed jidhka bisada. Waxaana ka mid ah: bisada, shabeelka, libaaxa (aarka iyo goosha), harimacadka, guduudanaha iyo kuwo kale oo leh qaabdhismeedka bisada.