Baltimore, Maryland | |
---|---|
Caasimada Baltimore | |
![]() Farasmagaalka Baltimore, Emerson Bromo-Seltzer Tower, Pennsylvania Station, M&T Bank Stadium, (Ravens Stadium), Gudaha Dekada iyo Xarunta Biyo ku noosha Baltimore, Haalka caasimada Baltimore, Taalada Washington | |
Nickname(s): | |
Motto(s): | |
Meesha kaga taalo Maraykanka | |
Wadanka | ![]() |
Gobolka | Maryland |
Caasimad | ![]() |
La aasaasay | 1729 |
Dowlad-hoose | 1796–1797 |
Caasimad Madaxbanaan | 1851 |
Named for | Sesilius Kalvert, (1605–1675) |
Dowlada | |
• Nuuca | Golaha Duqa-magaalada |
• Body | Golaha Dowlada Hoose Baltimore |
• Duqa-magaalada | Stephanie C. Rawlings-Blake (D) |
• Goalaha Degmada Caasimada | Xubnaha Golaha
|
• Aqalka Wakiilada | Delegates
|
• Xubnaha Guurtida | State senators
|
• Aqalka Baarlamaanka | Representatives
|
Area | 92.1 sq mi (239 km2) |
• Land | 80.9 sq mi (210 km2) |
• Water | 11.1 sq mi (29 km2) 12.1% |
Joogga | 33 ft (10 m) |
Tirada dadka | |
• Caasimada Madaxbanaan | 620,961 |
• Estimate (2014)[15] | 622,793 |
• Rank | US: 26aad |
• Cufnaanta dadka | 7,671.5/sq mi (2,962.6/km2) |
• Urban | 2,203,663 (US: 19aad) |
• Metro | 2,785,874 (US: 20aad) |
• CSA | 9,443,180 (US: 4aad) |
• Shacabka | Baltimorean |
Aag saacadeed | UTC-5 (EST) |
• Xagaa (DST) | UTC-4 (EDT) |
ZIP Kodh | Zip codes[16]
|
Furaha | Area code 410, Area code 443, Area code 667 |
[[Baltimore, Maryland|FIPS code]] | 24-04000 |
Astaanta GNIS | 0597040 |
Website | City of Baltimore |
Baltimore (/ltɨˌmɔr/) waa magaalada ugu weyn gobolka Maryland ee wadanka Maraykanka, waa magaalada 26aad ee ugu shacabka badan leh, iyo caasimad ugu weyn ee madaxbanaan.
Caasimada Baltimore waxaa la aasaasay sanadkii 1729kii, waana dekada labaad ee ugu weyn gobolada xiga Badweynta Atlaantik.[17] Sidoo kale dekeda magaalda Baltimore waxay waayo ahaan jirtey mida labaad ee ugu soo dejinta iyo dhoofinta badan wadanka Maraykanka, taasi ooy ku xidhnaayeen waxsoo saar faro badan.[18]
Ka dib markii ay soo waajahde dib udhac xaga wax soo saarka ah iyo wershadaha ayaa magaalada Baltimore waxay culeska saartey dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada, kuwaasi oo maanta ah midhaha ugu wacan ee caasimadu ka hesho dhaqaalaha iyo lacagta. Waxaa magaaladan ku yaala cusbitaalo waaweyn oo tayo heersar ah leh, iyo machadyo caalami ah oo ku takhasusay kuliyado kala duwan oo waxbarashad iyo cilmibaadhista ah.[19]
Magaalada Baltimore waxaa ku dhaqan dad gaadhaya ilaa 622,104 (tirokoob la sameeyay 2013kii), halka marka lagu daro nawaaxigeeda ama Baltimore metropolitan ay leedahay shacab bulsho dhan 2.7 milyan, taasi oo ka dhigaysa magaaldan mida 20aad ee ugu shacabka badan wadanka Maraykanka.[20][21]
Dadka caanka ah ee ku dhaqan Baltimore waxaa ka mid ah heesayaal badan oo qaada heesaha jazzka, rockyga iyo rapka. Sidoo kale waxaa degan magaaldan tiro atooreyaal iyo jilaa ah oo soo saara filimaan iyo music videos. Dadka la taaban karo waxaa ka mid ah ninkii sameeyay "Heesta Calanka Maraykanka" oo lagu magacaabo Fransis Skot Key.[22]
Guud ahaan, ilaa rubuc bulshada magaalada Baltimore waa saynisyahano, injineero, xisaabyahano, teknoolijiyiin, macalimiin, khubaro, aqoonyano, profosseero iyo arday qalin-jebin rabta.[22] Taasi waxay cadayn u tahay sida bulshada Baltimore u daneeyso aqoonta iyo waxbarashada, heer sarena uga gaadheen.
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
<ref>
tag; no text was provided for refs named gazetteer
|url=
value (caawin). Soo qaatay October 23, 2008. Maqan ama ebar |title=
(caawin); URL–wikilink isku dhac (caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)