Baydhabo Baidoa بيدوا | |
---|---|
Caasimad | |
![]() Baidoa | |
Wadan | ![]() |
Gobol | Baay |
Degmo | Degmada Baydhabo |
Dowlada | |
• Nuuca | Gobolka Koonfur Galbeed |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 1.4 million |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Furaha | +25261 |
Website | iswo.so Mayor Mr. Cabdullahi Cali Watiin |
Baydhabo (Af Ingiriis : Baidoa; Af Carabi : ar), waa magaalo ku taala bartamaha baaraxa Bay-Bakool. Maamul ahaan, waa caasimadda gobolka Bay; waxay ku taala koonfurgalbeed gobolka Baay ee wadanka Soomaaliya. Sida ku xusan taariikhda, wakhtiyadii hore, magaalada Baydhabo waxay xudun u ahayd Saldanadii Ajuuraan.[1]
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)