Kingdom of Belgium
|
||||
---|---|---|---|---|
|
||||
Hal ku dheg: "Eendracht maakt macht" (Af-Holandays) "L'union fait la force" (Af-Faransiis) "Einigkeit macht stark" (Af-Jarmal) |
||||
Heesta qaranka: "La Brabançonne" "The Brabantian" |
||||
![]() Location of Belgium (dark green) – in Europe (green & dark grey) Location of Belgium (dark green) – in Europe (green & dark grey) |
||||
![]() |
||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Brussels | |||
Luqadaha rasmiga ah | Dutch French German |
|||
Qaybaha qoomiyedaha | see Demographics | |||
Dadka | Belgian | |||
Xukunka | Federal parliamentary constitutional monarchy[1] |
|||
- | Monarch | Philippe | ||
- | Prime Minister | Bart De Wever | ||
Sharci dejinta | Federal Parliament | |||
- | Aqalka sare | Senate | ||
- | Aqalka hoose | Chamber of Representatives | ||
Independence (from the Netherlands) | ||||
- | Declared | 4 October 1830 | ||
- | Recognised | 19 April 1839 | ||
Baaxad | ||||
- | Guud ahaan | 30,528 km2 (136th) 11,787 sq mi |
||
- | Biyo (%) | 6.4 | ||
Tirada dadka | ||||
- | 1 January 2018 Tirakoob | 11,358,357 Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali[2] (75th) | ||
- | Mugga Dadka | 372.06/km2 (36th) 963.63/sq mi |
||
Wax soo saar (PPP) | 2018 qiyaastii | |||
- | Guud ahaan | $550.664 billion[3] (38th) | ||
- | Qof qof | $48,258[3] (20th) | ||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2016 estimate | |||
- | Guud ahaan | $562.229 billion[3] (23rd) | ||
- | Calaa qof | $49,272[3] (17th) | ||
Qaybsiga (2011) | 26.3[4] (low) | |||
Kobaca (2014) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.890[5] (very high / 21st) | |||
Lacagta | Euro (€) (EUR ) |
|||
Waqtiga | CET (UTC+1) | |||
- | Xagaa (DST) | CEST (UTC+2) | ||
Wadista Baabuurta | right | |||
Thiinada telka | +32 | |||
Furaha Internetka | .be | |||
a. | The flag's official proportions of 13:15 are rarely seen; proportions of 2:3 or similar are more common. | |||
b. | The Brussels region is the de facto capital, but the City of Brussels municipality is the de jure capital.[6] | |||
c. | The .eu domain is also used, as it is shared with other European Union member states. |
Beljim ama Belgium (Af Faransiis : Belgique) (Af-Holandees: België) Somalina waaxa lagu dahaa Biljim. Biljim waa wadan ku yaala yurub , waxa ay dhacdaa waqooyi galbayd yurub , biljim waxa daris la ah wadamada Farnsiiska Jarmalka iyo Holland iyo wadanka logsonberg dhinaca bada waxa uu daris kala yahay Egland. caasumadna waxa u ah Brossel , waana isla caasimada yurub Brussel, Biljim waxa ay u qeybsantaa sadex qaybood, qaybta 1aad waxa la dhahaa vlaamsvlaandaren waxayna xigtaa dhinaca Holand ama Naderland, qaybta 2 aad waxa la dhahaa Wallonie waxayna xigtaa dhinaca Franceska, qaybta sadexaadna waxa la dhahaa Dutchs. biljim waxa ay haysataa 10 gobol; Biljim waxa ay leedahay wabiyo badan lkn 5 wabi baa u mihiim ah, Biljim malahan madaxwayne waxa ay leedahay ra isul wasaare iyo boqortooyo boqorka magiciisa waxa la dhahaa boqor filip. Biljim waxa ku nool dad lagu qiyaaso 11 malyan oo qof waana wadan fican waxaana dagan dad aad u fican, cimilada Biljim waxa ay u badantahay qabaw baraf iyo roobab waana wadan yar oo barwaaqo ah.
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)