Berbera

Berbera

Barbara

بربرة
Magaalo
Flag
Astaanta
Berbera is located in Somaliland
Berbera
Berbera
Halka ay ka dhacdo Somaliland
Dalka Somaliland
GobolkaSaaxil
DegmoBerbera
Joogga
3 m (10 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan232,500
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longm" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longd" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "lats" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_region" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latm" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latNS" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longEW" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_display" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latd" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longs" (this message is shown only in preview).

Barbara (Af Ingiriis : Berbera, Af Carabi : ar‎) waa magaalo xeebeed oo ku taalo gobolka Saaxil ee Somaliland. Magaalada Berbera waxay leedahay dekad ugu wanaagsan qaybta Bada Cas ka hooseysa, waana ilaha dhaqaalaha ee wadanka somaliland

Berbera waa magaalo caan ah, oo aad u da wayn, sidda ay ku tilmaaman tahay buugaagta taariikhdda ee ay qoreen rag uu ka mid yahay Ibnu batuta. Waxa magaaladda dagan dad ku dhow ilaa iyo 223,000 oo qof qoyaastii, waana ay sii kordhaysaa tiradda dadku.

Jawiga magaalada aad ayuu u kulushahay, khaasatan xilliga xaggaga oo uu heerkulku gaaro illaa 45 degree.

Waxaa hoos u dhac ku yimid adeegsiga dekadda taas oo ay ka dambeysey xayiraadi Carabtu kusoo rogtey xoolihi Soomaalida sanadadii la soo dhaafay oo hada la furay. Shaqada ugu weyn ee hadda dekada kala wado waxaa wayn alaabta ugu soo degta dalka Etoobiya kadib markii wadanka Eritrea ka go'day dalkaas, ka xidhayna xidhiidhka Badacas.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne