Cabdisalaam Bashiir Cabdi Salaam عبدالسلام بشير عبدالسلام | |||
Duqa Magaalada Boosaaso
| |||
Ka qabtay xil Sebteembar 06, 2018 – Talada Haya | |||
Macluumaad gaar ah
|
Cabdisalam Bashiir Cabdisalam (Af Soomaali : Cabdisalaam Bashiir Cabdisalaam, Af Carabi : ar) waa siyaasi Soomaali sweedhish ah. Waa duqa haatan ee Magaalada Boosaaso oo ah Magaalada saddexaad ee Soomaaliya ugu weyn, Xarunta Ganacsiga iyo saqaafada Puntland, Soomaaliya. 6dii Sebteembar 2018 ayaa golaha deegaanku si wada jira ugu doorteen Abdisalaam duqa xiga muddo 5 sano ah. [1][2]. Ka hor Cabdisalaam wuxuu ahaa Duqa Degmada Waaciye ee Gobolka Bari, Puntland, Soomaaliya.
|ciwaan=
ignored (caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)