Cal Madow

cal madow  Somaliland

Buuraha Cal Madow  Somalia waxay ku yaalaan gobolka Sanaag. Cal madow waxay wax yar u jirtaa magaalada Laas Qoray buurtaan waa buur aad u qurux badan oo markeeda hore loo dalxiis tagi jiray.Buurta dherekeeeeda waxay u dhaxaysaa 700 ilaa 800 oo mitir.waxay buurtan dhereran tahay ilaa ceerigaabo ilaa meel udhow xuduuda gobolka bari ee puntland Somalia.

Garanuug geed saloolanaysa  Somaliland
Head details Somaliland

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne