Ciidanka Booliska Somaliland

Somaliland Police Force
Ciidanka Booliska Somaliland
قوة شرطة أرض الصومال
Loo soo gaabiyoSLPF
Astaanta Ciidanka Bileyska
Calanka Ciidanka Booliska Somaliland
HalkudhigKahortag iyo U adeegid
(Af Ingiriis : Protect and Serve)
Warbixin kooban
La aasaasay1993; 32 sano ka hor (1993)
MaamulkaGovernmental: Government agency
Cadaalada
Wakaalada NabadsugidaSomaliland
Map of Somaliland Police Force's jurisdiction.
FulintaDawladda Somaliland
Hoos-yimaada
Nidaamka Howlgalka
Xarunta sareHargeysa, Somaliland
UnitsSpecial Protection Unit (SPU
Rapid Response Unit (RRU)
Somaliland Road Safety Force (SRSF)
Website
Page rasmiga ah ee Ciidanka Booliska Somaliland
Websitte ka rasmiga ah ee Ciidanka Booliska Somaliland

Ciidanka Booliska Somaliland ( JSLPL;Af ingiriisi Somaliland Police Force ( SLPL ); Af Carabi : ar‎) ) waa ciidanka bilayska qaranka iyo hay'adda ugu weyn ee sharci fulinta rayidka ah ee Somaliland. Sida ugu badan ee ciidamada booliska kale ee adduunka, shaqooyinkooda waxaa ka mid ah la dagaalanka dambiyada, xakameynta taraafikada, ilaalinta nabadgelyada bulshada, iyo ka hortagga argagixisada. Waxay hoos timaadaa Wasiirka Amniga Dadweynaha. Booliska Somaliland waa gole u xilsaaran fulinta sharciga jamhuuriyada Somaliland.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne