Ciise (qabiil)

Ciise (Af Ingiriis : Issa, Af Carabi : ar‎) waa qabiil ka tirsan Beelaha Dir, ee Dadka Soomaalida.[1] Qabiilka Ciise wuxuu degaan ku yahay wadanka Djibouti, meelo ka mid ah gobolka Awdal ee waqooyiga Somaliland, iyo deegaanka Shinile ee Soomaali Galbeed wadanka Itoobiya.

uruuriyay]

  1. King Preston, An African Winter, Puffin, 1987, p.169

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne