Ciraad (midab)

Ciraad

Ciraad ama cirdhow (Af Ingiriis : blue;) waa Midab ka mid ah Midabada Asaasiga.

Calanka Soomaaliya waa baluug oo dhaxda xidig cad ku leh.

Cirka waa baluug iyo Badda.

Kalarka baluuga ah, waa kalar aad u quruxbadan, waa kalar caashaq ah. Waa kalar runta iyo wax qarsoonaan badan leh, waa kalar xasuus dheeraad leh.Waa kalar indhaha uroon.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne