Dabocase (Geed)

Kani waa maqaal ku saabsan geedka iyo midhaha dabacasaha.
Boga "Beytaraaf" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Dabacase
Geedka iyo midhaha dabacase
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
Gacalka: Beets
Dirka: B. vulgaris
Subdirka: Khudaar
Bahka: Salka bax
Duulka: kuusaney
Noocyada: Beytaraaf
Magaca laba-geesoodka ah
Dabacase


Dabocase (Af Ingiriis : beetroot, beets; Af Carabi : ar‎) (sidoo kale Waqooyiga Soomaaliya looga yaqaano "beytaraaf") waa geed ka baxa midhaha xididada ku yaala carada hoosteeda. Saynis ahaan waxaa geedka loo yaqaanaa kooxda B. vulgaris ama vulgaris.[1]

Geedka beytaraafku waa mid gaaban oo dhulka oogadiisa kor uga kaca wax ka yar hal dhudhun. Wuxuu geedku dhalaa midho ku xidhan xidadiis kuwaasi oo u sameeysan qaab wareegsan ama u dhow goobada. Midhaha beytaraafka waxaa loo isticmaalaa cunto ahaa, waloow uu yahay nooca la kariyo. Sidoo kale waa loo isticmaalaa in lagu midabeeyo cuntada asaga oo leh midab casaan jaamud ah. Waxaa dabacasaha loo isticmaalaa daawo ahaan kaasi oo laga sameeyo walxo ku jira daawada. Waxaa jira noocyo kale oo ka tafiirmay geedka baytaraafka kuwaasi oo qaarkood sida beta vulgaris leeyahay sonkor macaan.

  1. "Nuqul Archive". The University of Melbourne. La keydiyay asal ahaan 2013-04-15. Soo qaatay 2013-04-15.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne