Dekada Kismaayo Port of Kismayo | |
---|---|
Dekada Kismaayo Port of Kismayo is located in Earth Dekada Kismaayo Port of Kismayo | |
Meesha ku taalo | |
Wadanka | Jubaland |
Meesha | Kismaayo |
Macluumaad kale | |
Gacanta ku haya | Maamulka Jubba |
Dekada Kismaayo (Af Ingiriis : Port of Kismayo iyo Kismayo Port) waa dekada rasmiga ah ee magaalada Kismaayo, taasi oo u adeegta howlaha maamulka Jubaland. Dekadani waxay ka mid tahay kuwa ugu weyn ee mashquulka badan Geeska Afrika.[1] Dekada Kismaayo waxay ku taala gacan ku dhexyaala Badweynta Hindiya.[2]
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)