Denver, Kolorado | |
---|---|
Caasimad iyo Degmada Denver | |
![]() Kor ilaa hoos, bidix ilaa midig: Dabaqyada dhaadheer Denver, magaalo-madaxda Kolorado, Tiyaatarka Red Rocks, Goobta Ciyaaraha Authority Field at Mile High, Tareenka RTD Light Rail ee dhexmara farasmagaalka. | |
Nickname(s): | |
Meesha kaga taalo Kolorado | |
Wadanka | ![]() |
Gobolka | Kolorado |
Caasimad iyo Degmo | Denver[1] |
La aasaasay | Nofembar 17, 1858, Caasimada Denver, ka tirsanayd Kansas[5] |
Dowlada Hoose | Nofember 7, 1861, Caasimada Denver, C.T.[6] |
La isu daray | Nofember 15, 1902, Caasimada iyo Degmada Denver |
Named for | James W. Denver |
Dowlada | |
• Nuuca | Caasimad iyo Degmo isku dhexjira[1] |
• Body | Golaha Degmada Denver |
• Duqa-magaalada | Michael Hancock (Xisbig Dimuqradiga)[7] |
Area | 155 sq mi (400 km2) |
• Land | 153 sq mi (400 km2) |
• Water | 1.6 sq mi (4 km2) 1.1% |
• Metro | 8,414.4 sq mi (21,793 km2) |
Joogga | 5,130–5,690 ft (1,564–1,731 m) |
Tirada dadka | |
• Caasimad iyo Degmo | 600,158 |
• Estimate (2014)[11] | 663,862 |
• Rank | US: 21aad |
• Cufnaanta dadka | 4,044/sq mi (1,561/km2) |
• Urban | 2,374,203 (US: 18aad) |
• Metro | 2,754,258 (US: 21aad) |
• Shacabka | Denverite |
Aag saacadeed | UTC– 07:00 (MST) |
• Xagaa (DST) | UTC– 06:00 (MDT) |
ZIP Kodh | 80201–80212, 80214–80239, 80241, 80243–80244, 80246–80252, 80256–80266, 80271, 80273–80274, 80279–80281, 80290–80291, 80293–80295, 80299, 80012, 80014, 80022, 80033, 80123, 80127[12] |
Furaha | Area kodh 303 iyo 720 |
INCITS kodh | 0820000 |
Astaanta GNIS | 0201738 |
Jidadka Waaweyn (highways | I-25, I-70, I-76, I-225, I-270, US 285, US 287, SH 2, SH 26, SH 30, SH 35, SH 83, SH 88, SH 470, E-470 |
Website | denvergov.org |
Caasimad Denver (/nvər/; Arapaho: Niinéniiniicíihéhe')[14] waa magaalo-madaxda iyo deegaanka ugu shacabka badan gobolka Kolorado ee wadanka Maraykanka. Sidoo kale caasimadani waa fadhiga dolwada Degmada Denver (Denver County) ee ugu bulshada badan gobolkaasi.
Magaalada Denver waxay dhacdaa koonfurta webiga Platte Valley ee ku yaala waqooyiga deegaanada sare ee Buuraha Rocky.
Sidoo kale farasmagaalaha Denver wuxuu dhinaca ku hayaa dhul joogiisu sareeyo oo buuro iyo dhul taagan ah taasi oo dhinaca ku haysa koonfurta webiga Platte. Magaaladan waxaa lagu naaneysaa "Caasimada Xawaaraha Sare" sababtoo ah waa mid aad uga kacsan ama joog ahaan ka sareeysa deegaanada kale ee wadanka Maraykanka; midaasi oo lagu qiyaasay in caasimada Denver ka sareeyso oogada bada dherer dhan 5280 talaabo (ft) ama 1,610 mitir, midaasi oo ka dhigeysa caasimad ugu jooga dheer dhamaan wadanka Maraykanka.[8]
Intaas waxaa dheer, magaalda Denver waxaa dhexmara dhigta 105aad ee galbeedka Meridian Greenwich, taasi oo u suurtogelisay in la siiyo Wakhtiga Meelaha Buuroleyda (Mountain Time Zone).
Tiro-koob dowlada Maraykanku samaysay waxaa lagu ogaaday in magaalda Denver tahay deegaanka 21aad ee ugu shacabka badan wadankaasi, taasi oo ku dhaqan yihiin 663,862 (tiro-koobtii 2014ka).[15]
Marka magaalada Denver lagu daro 10 degmo agagaarkeeda ah waxaa ku dhaqan bulsho dhan 2,697,476 tasi oo iyadna ka dhigtey Denver metropolitan mida 21aad ee ugu bulshada badan wadanka Maraykanka.[16][17]
Sababto ah deegaanada ay dhacdo magaalada Denver oo buuroley ah ayaa waxa ay noqoneysaa mida ugu bulshada badan deegaanda Buuroleyda Galbeed, waana magaalada sadexaad ee ugu shacabka badan Koonfurgalbeed Maraykanka, marka laga reebo Phoenix, Arizona iyo El Paso, Tegsas.
|ciwaan=
ignored (caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)