Dhuusamareeb

Dhuusamareeb

Dhuusamareeb
Dhuusamareeb is located in Somalia
Dhuusamareeb
waxay soomaaliya kaga taalaa ama
Dalka Soomaaliya
GobolkaGalguduud
DegmadaDhusamareb
Dowlada
 • Duqmahad khaliif shire.
Tirada dadka
 • Dhammaan700,000
Aag saacadeedUTC+3 (Saacadda Afrikada Bari)
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longm" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longEW" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_display" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longs" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "lats" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longd" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latm" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latNS" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_region" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latd" (this message is shown only in preview).

Dusmareeb ama Dhuusamareeb, waa Magaalo madaxda Gobolka Galguduud ee ku taal bartamaha baaraxa Addun. Waddan ahaan waxay Dhuusamareeb ku taal Bartamaha Soomaaliya oo ah mid ka mid ah gobolada Soomaaliya kuwooda ugu baaxadda weeyn,waxaa ay kamid tahay magaalooyinkii ku burburay dagaaladii sokeeye balse hada waa maagaala madaxda Galmudug state. maagaada sanadihii u danbeeyay laga soo bilaabo 2011-kii waxaa ka socday hormaro fara badan kadib markii laga saaray ururkii Alshabaab,Inkasta oo ay magaaladu kamid eheed meelaha ugu xasiloon danka, hadanemagaalada waxaa ragaadiyay kooxdii kasaartay Al-shabaab ee Ahlu suna waljamaaca iyaga oo ka hor istaagay hornaro badan oo laga filan karay sida jaamacado badan iyo hotelo iyo hormaro kale ee bulshadu wakhtiyadaas ubaahneed. kadib 2018-kii markii ay gashay magaaladu gacanta galmudug, waxaa soo muuqday hormaro fara badan sida dhismaha xarumaha dowlda iyo isbitaalada.

Magaalada waxaa daga qabiil ahaan cayr.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne