Dir

Dir
دار
Thiinada guud ee dadka
11,378,930
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya

 Somaliland

(Somalia)pop 3.706.543
 Jabuuti 1,609,132
 Itoobiya 4,540,89
 Kenya 1,820,200
 Ingiriiska 606,274
 Somaliland 6,000,000
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam, Suufi, Ahle Quran

Dadka ay dhalyo wadagaan

Hawiye, Daarood, Raxanweyn iyo qabiilo Soomaali kale

Dir, magaca saxda ah: Abukar (Af Ingiriis : Dir; Af Carabi : ar‎), sidoo kale loo yaqaano: Dirweyn, Direed, Beesha Direed, Dhar, Dur waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waa Beesha ugu balaadhan dhulka Somaliyeed , Sidoo kale Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).[1][2][3][4]

  1. http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/4150/1/Clanship,%20conflict%20and%20refugees_An%20introduction%20to%20Somalis%20in%20the%20Horn%20of%20Africa.pdf Archived Oktoobar 13, 2016 // Wayback Machine CLANSHIP, CONFLICT AND REFUGEES: AN INTRODUCTION TO SOMALIS IN THE HORN OF AFRICA Guido Ambroso Page 6
  2. Garre live in Southern Somalia, North Eastern Kenya and Southern Ethiopia. In Southern Somalia, they live in Kofur near Mogadishu and El Wak District in Gedo Province. In Ethiopia, they live in Moyale, Hudet and Woreda of Liban zone. In Kenya, the Garre inhabit Wajir North and Moyale. UNDP paper http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf Archived Mey 17, 2018 // Wayback Machine
  3. Hayward, R. J.; Lewis, I. M. (2005-08-17). Routledge. p. 242. ISBN 9781135751753 https://books.google.com/books?id=_8D0gYZZVKEC.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. The Quranyo section of the Garre claim descent from Dirr, who are born of the Irrir Samal. UNDP Paper in Keyna http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf Archived Mey 17, 2018 // Wayback Machine

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne