Duqa magaalada

Duqa magaalada (Af Ingiriis : Mayor; Af Carabi : ar‎; loogu dhawaaqo: // ama /ər/, asal ahaan ka timid erey Latino maior [majˈjɔr], macnaheedu yahay "wax weyn") waa sarkaalka ugu sareeya xafiiska dowlada hoose ee magaalo, caasimad ama deegaan kale leeyahay.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne