Durraansi (Af Ingiriis : supplication) waa ducada iyo cibaadaysi iyo baryada dhanka eebbe xiliga ee kalkaal laga waydiisto eebbe. Diinta islaamka wuxuu durraansiga u kala qaybiya laba jaad. Mida kowaad waa durraansiga maslaxada, isagoo ah durraansiga ee wax marka aad u baahantahay. Durraansiga labaad wa durraansiga cibaadada, oo ah durraansiyada oo ay ka mid yihiin tiirarka diinta Islaam, sida zakat-bixinta oo kale.[1]