Falgal

Falgalka sadex atom oo Aayron iyo Ogsajiin kaas oo u baahan heerkul sareeya. Isku dhiskan waa mid khatar badan.

Falgal (Ingiriis: Chemical Reaction) waa habka isdhex-galka ama mataanowga labo ama in badan oo atomka curiye ah, kuwaas oo soo saara Isku dhis cusub.

Falgaladu waa kuwo labo gees ah oo marka tiro atomyo ah isdhex-galaan dib ayaa loo kala saari karaa haddii loo baahdo.

Tusaale ahaan:

Ayadoo la isticmaalayo Heerkul qiyaasan ayaa labo atom oo Haydarojiin iyo hal atom oo Ogsajiin ah la isla falgalin, waxana soo baxaya Isku dhiska biyo.

2H + 1O = H2O


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne