Farta laatiinka (Af Ingiriis : Latin script; Af Carabi : ar) waa farta ugu weyn oo aduunka laga isticmaalo. fartaan waxaa iska leh luqada Laatiinka, waxaana laga soo bedelay farta Ingiriiska. Farta laatiinka waxaa Soomaaliya lagabilaabay, sanadka marka oo ahaa 1972ii.