Silsilad ka mid ah |
Dharka |
---|
![]() |
Dharka Ragga |
Dharka Dumarka |
Noocyo kale |
La xidhiidha |
|
Garbosaar (Af Ingiriis : headscarf; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano Shalmad, waa hu ama dhar fudud kaasi oo inta ugu badan dumarku ku daboolaan madaxa, garbaha ilaa laabta. Garbosaarta waxaa ladhahaa maro eey isticmaalaan dumarka muslimiinta ah, Soomaliyeed waxa eey saartaan madaxa hore.