Garoowe waa Magaalo madaxda Gobolka Nugaal, Ee Soomaaliya. waana Caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland. Magaaladan waxay ku taal meel Istaraatiiji ah, waxayna isku xirtaa magaalooyinka waawayn ee dalka, waxaana Magaalada Dhexmara Laamiga Wayn ee Gobolada Dalka Isku xira, Laamiga marka uu magaalada Soo Galo waxa uu u qaybsamaa Sadex laami; Mid waxa uu u leexda waqooyi, Hargaysa iyo wixii ka shisheeya. Mid waxa uu aadaa Bari, Boosaaso. Midka kalana Waxa Uu ka yimaada Koonfur, Muqdisho Ilaa Kismaayo. Beelaha degah waxaa kamid ah, . Majeerteen .dhulbahante . Madhibaan
Taasoo ku tusinaysa Ahmiyadda Magaaladan ugu fadhido Soomaaliya.
Garoowe Garoowe غاروي | ||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|
magaalo | ||||||||
| ||||||||
Coordinates: 8°24′N 48°28′E / 8.400°N 48.467°ECoordinates: 8°24′N 48°28′E / 8.400°N 48.467°E | ||||||||
dal | ![]() | |||||||
Maamul Goboleedka | ![]() | |||||||
Gobol | Nugaal | |||||||
Dowlada | ||||||||
• Nuuca | Mayor-Council-Commission | |||||||
• duqa | axmed saciid Muuse[1] | |||||||
Area | 300 km2 (100 sq mi) | |||||||
Joogga | 465 m (1,526 ft) | |||||||
Tirada dadka | ||||||||
• magaalo | 485,760 | |||||||
• Urban | 33,395 | |||||||
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) | |||||||
Furaha | 090 |
|title=
(caawin)
|url-status=
ignored (caawin); Maqan ama ebar |title=
(caawin)
|title=
(caawin)