Gedo جدو | |
---|---|
Wadanka | ![]() |
Magaalomadax | Garbaharey |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Gedo (Af Ingiriis : Gedo, Af Carabi : ar) waa gobol ka tirsan wadanka Soomaaliya, kaasi oo looyaqaano Jubada Sare waxuu dhacaa xadka wadanka Kiinya, iyo I Ethiopia Gobolka Jubada sare waxaa magaalo madax u ah magaalada Garbaharey
Sida ku xusan taariikhda dadka Soomaalida gobolkan waxaa la aasaasay wakhtigii 1980maadkii waxaana xad la leeyahay deegaanada Soomaali Galbeed ee wadanka Itoobiya, Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, iyo gobolka Bakool, Baay, Jubbada Dhexe, iyo Jubbada Hoose.