House of Elders Golaha Guurtida | |
---|---|
![]() | |
Type | |
Type | Upper house |
History | |
Founded | 1988 |
Leadership | |
Speaker | Suleiman Mohamoud Adan since August 28, 2004 |
Structure | |
Seats | 82 members |
Length of term | 5 years |
Meeting place | |
Hargeisa | |
Website | |
www.govsomaliland.org/hoe | |
Footnotes | |
Golaha Guurtida Somaliland on Facebook |
![]() |
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda: Siyaasadda iyo Xukunka Somaliland |
Dastuurka |
|
Garsoorka |
|
Qaybaha kale |
Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland (Af Ingiriis : Somaliland House of Elders; Af Carabi : ar) waa gole ka tirsan Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyada Somaliland. Sida caadiga ah, golaha odoyaasha waa "Golaha Sare" ee wadanka kaasi oo ka kooban 82 oday oo laga soo xulay beelaha Somaliland.[1]
Shaqada ugu muhiimsan ee golahani waa ilaalinta iyo xalinta nabada wadanka; sidaas ay tahay waxay sharci ahaan ansixiyaan ama ka soo horjeestaan sharciyada ay soo bandhigaan Golaha Wakiilada.
Golaha Guurtida Somaliland waxaa xarun u ah caasimada Hargeysa, waxaana gudoomiye u ah Saleebaan Maxamuud Adam "Saleebaan Nuur".
|date=
(caawin); Maqan ama ebar |title=
(caawin)