Habeen

Habeen

Habeen (Af Ingiriis : Night) waa toban-iyo-labo saacadood oo ka mid ah wakhtiga taas oo ku beegan wakhti gees ka mid ah dhulku ka sii jeedo qoraxda.

Habeenku waa waa goorta ileyska qoraxdu ka maqan yahay qeeyb ka mid ah dunida.

Habeen waxaa lid ku ah ama ka soo horjeeda maalin.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne