Silsilad ka mid ah |
Dharka |
---|
![]() |
Dharka Ragga |
Dharka Dumarka |
Noocyo kale |
La xidhiidha |
|
'Heebis, (Af Ingiriis : towel; ) sidoo kale loo yaqaan tuwaal ama shukumaan waa dhar ama warqad oo engag iyo qallajin ku samaynaysa waxyaabaha la rabo in qooyaanka laga baabiiyo. Heebisyada waxaa lo isticmaali karaa ama miis in la qalajiyo ama qof jidhkiisa. Guryaha dhexdeeda, heebisyo kala duwan ayaa la isticmaala, sida heebista gacmaha, heebista jikada iyo heebista musqusha.[1][2]