Degmada Hodan waa degmo ku taal koonfur bari gobolka Banaadir ee dalka Soomaaliya. Waa Degmo ku taal waqooyi galbeed ee magaalada Muqdisho. Degmada hodan waa degmo katirsan gobolka banaadir, waana degmada ugu qurxoon ugu na nabada badan marka lajoogo degmooyinka kale ee gobolka banaadir, magaaloyinka ugu qurxoon waxey kuyalan degmada hodan. Shacabka ku nool dagmadaan ayaa ah shacab jecel nabada iyo horumarkooda, sidookale waa xoogmaalato ka shaqees kuna howlan wax soosaarkooda. Dagmada Hodan waxaa laga helaa Hoteelada iyo maqaayadaha ugu waa weyn dalka uguna ficaan.[1]
Degmo in Banaadir, SoomaaliyaTemplate:SHORTDESC:Degmo in Banaadir, infobox-below{text-align:center}هودنDegmo Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.DalkaSoomaaliyaGobolBanaadir (BN)DegmoHodan • Area69 km2 (26 sq mi)Joogga8 m (16 ft)Tirada dadka(2020) • Dhammaan300,000 • Cufnaanta dadka5,000/km2 (7,900/sq mi)