Huutuu (Af Ingiriis : Hutu Af Carabi : ar) waa dadyow ku nool afrikada dhexe waxay aad u joogaan Ruwanda iyo Burundi, waa mid ka mida dhinacyadii isku haystay burundi ee isir sooca adeegsan jiray. dhinaca kale wxuu ahaa Tutsiga. Huutuuga ayaa %84 dadka ruwaandha.