Halbeegga ISO 3166 waa halbeeg ka soo baxay Ururka caalamiga ah ee halbeegyada (ISO) waxa uu bixiyaa summadaha dalalka Meelha aan madax bannaanayn iyo meelaha gaarka ah ee leh ahmiyad juqraafi qaybaheeda maamulka asaasiga ah. Magaca rasmiga ah ee halbeegaas waa «Summado ka turjimaya ama ka dhigan magacyada dalalka iyo qybaheeda maamul» (Af-Ingiriis: Codes for the representation of names of countries and their subdivisions).