Jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan Jomhuri-ye Islāmi-ye Irān |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Astaanta Calanka Sorūd-e Mellī-e Īrān |
||||||
![]() |
||||||
Caasimada | Tahraan | |||||
Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Faarsi | |||||
- | Hogaamiyaasha Islaamiga Iiran | Cali khomanay | ||||
- | Madaxweyne | Masoud Pezeshkian | ||||
Area | ||||||
- | Total | 1,648,195 km2 km² 636,372 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 0,7 | ||||
Cadadka Dadka | ||||||
- | 2009 qiyaas | 74,196,0002 GDP: $ 177 Billion Dollar | ||||
Lacagta | Riyaal (IRR) | |||||
Wakhtiga | (UTC+3:30) | |||||
1 | 99 |
Iiraan (Af-Faarsi: ایران ama lagu dhawaaqo, jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan,(Af-Faarsi: جمهوری اسلامی ایران) waa wadan ween oo ku yaalo qaarada Aasiya ama bartamaha Yuruaasiya. Wadanka Iiraan wuxuu xuduud la leeyahay wadamada Bakistaan, Afgaanistan, Turkmenistan, Aserbiijaan,Armania,Turki iyo Ciraaq iyo (Kurdistan). Iiraan waxee xeebo ku leedahay, Bada Qazwiin oo ka xigta Woqooyiga iyo Gacanka faarsiga iyo Gacanka Cumaan oo ka xigta Koonfur.