Ingiriiska

Heesta qaranka: />
Magaalo madaxLondon
51°30′N 0°7′W / 51.500°N 0.117°W / 51.500; -0.117
Magaalada uguwayn caasimad
Luuqada qaranka Af-Ingiriis
Luuqado kale Kornish
Qaybaha qoomiyedaha (2011)
Dadka Ingiriis
Xukunka Qeyb ka ah boqortooyo
La soo xulay
 -  Anglo-Saxon qarnigii 5aad–6aad 
 -  Midoow Qarnigii 10aad 
 -  Midowgi Iskotland 1 May 1707 
Baaxad
 -  dhulka 130,279 km2 [2]
50,301 sq mi 
Tirada dadka
 -  2015 qiyaasta 54,786,300 ([3])
 -  2011 Tirakoob 53,012,456
 -  Mugga Dadka 420.5/km2
1,089.1/sq mi
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2009 estimate
 -  Guud ahaan $3.78 Trillion
 -  Calaa qof $50,566
Patron saint Saint George
Ingiriiska
 UK:{[FTSE100;FTSE100]}
 UK:{[FTSE100;FTSE100]}
 UK: HSBC Holdings plc (8th largest Bank in the World and 2nd largest in Yurub.!!
Sheffield
Tramka Sheffield
Babuurka
UK Lancashire
Lincoln

Ingiriiska (Af Ingiriis : England; Af Carabi : ar‎) waa gobolka ugu wayn Midowga boqortooyada Britan Waxey xuduud la leedahay iskotland oo ay xaga waqooyi xuduud ka wadaagan, dhanka galbeedna waxa ay xuduud ka wadaagaan wels iyo bada Ireland goobta hada loo yaqaano ingiriisku waxa uu ka koobmay dhaqamo iyo qoomido badn waxana uu taariikh soo jireena leeyahay ilaa 35.000 oo sano laakiin marka la eego magaca ingiriis asal ahaan waxa uu kayimi mid kamida qabiiladihii dagay halkaas ee katagay wadamada waqooyiga yurub somali ahaana magacan marka lagu dhawaaqayo waxa uu noqon karaa (ingiriiska) ee maaha in la odhan karo ingiriis waayo taasi waxa ay sheegaysaa luqada ingiriisku waxa uu dawlad midaysan noqday sanadii 927 taariikhda miilaadiga xiligii horu marka iyo warshada oo bilaabmay qarnigii 15aad waxa uu ingiriisku caalamka ku yeeshy raad dhaqan iyo mid cilmi iyo mid shaqo oo aad u wayn luqada ingiriisaga sharciga ingiriiska oo ah mid maanta meelakasta laga isticmaalo waxa ay ka imaadeen wadanka ingiriiska daka kunool ingiriiska tiradoodu waa ilaa 51 milyon waa 84% dadka kunool boqortooyada midawday ama uk dawladan ingiriisku waxa ay lamidawday dhamaan boqortooyooyinka kale ee uk sanadii 1800 o ay la bexeen magaca Great Britain.

  1. 2011 Census: KS201EW Ethnic group: local authorities in England and Wales, Office for National Statistics, 18 April 2014
  2. Region and Country Profiles, Key Statistics and Profiles, October 2013, ONS. Retrieved 9 August 2015.
  3. Population Estimates for UK, England and Wales, Scotland and Northern Ireland: mid-2015

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne