Jacar
jacar jacar canada Yareey | |
---|---|
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Dalka | ![]() |
Tuulo | Galgudud |
Dowlada | |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 70,000 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Waadeegaan ku yaala Bartamaha Gobolka Galguduud, waxaana dhanka Bari ka xiga Tuulada Bargaan ee hoostagta Dagmada Gal-hareeri ee isla Gobolka Galguduud, Dhanka Qorrax udhaca waxaa ka xiga Dagmada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud , dhanka koofureed waxa ka xiga Dagmada Ceeldheer. waxay kutala meel istiraatiiji u ah isku xirka dhowr tuulo, deegaano, iyo qaba ka mida Gobolada dhexe, waa meel ay jecel yahiin Dadku in ay kusii nastaan inta ay kujiraan safarka dher ee Xamar ila Xarardheere iyo hobyo. Jacar waxaa dago beesha faca wayn ee mursal karanle hawiye [Murusade]. Jacar waxaa kunool Dad tiradooda lagu qiyaaso 50,000 ilaa 60,000 (lixdan iyo shankun ilaa Todobaatan kun oo qof), Dadku waxay iskugu jiraan beeraley, xoola dhaqato iyo ganacsato. Waxyaabaha ay caanka kutahay: jacar waxay caan kutahay Geed Raqay ah o wayn oo dhexda uga yaala, Koox wayn (meel banan) oo Guryuhu ku wareegsan yahiin, Buuro kasamaysan carro bacaad oo kaga yaala magaalada daanta waqooyi iyo tan koofureed. Wax soosaarka jacar: Jacar waxay caan kutahay wax soosaarka xaga beeraha gaarahaan tabaca digirta, Qaraha iyo Falkada sidookale ganacsiga oo ay can kutahay kagana soocantahay tuulooyinka kale. Digirta iyo falkada waxa loo suuq geeya Gobalka Galguduud oo dhan iyo Golabada ku xeraan Sida Hiiran iyo Mudug