Jamame | |
---|---|
Magaalo | |
![]() Muuqaalka Wabiga Jubba ee dhex mara Jamaame. | |
Country | ![]() |
Gobolka | Jubbada Hoose |
Degmo | Jamaame |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 224,700 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Jamaame (Af Ingiriis : Jamaame, Af Carabi : ar), mararka qaar loo yaqaano Gamaame, waa magaalo beeroley ah oo ku taala koonfurta gobolka Jubbada Hoose ee wadanka Soomaaliya.