Joog

Joog


Jooga (ingiriis: Height) waa cabirka dhererka jooga ee masaafada iyo fogaanta u dhexeysa labo barood. Joogu wuu ka duwan yahay Dhererka oo ah halbeeg lagu cabiro dhererka masaafada labo bar isku jiraan.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne