Dhulka Jubba
Jubaland |
||
---|---|---|
![]() Jubaland
|
||
Waqtiga | (UTC+3) |
Jubaland waa mid kamid ah maamul goboleed yada ka jira Soomaaliya. jubaland waxay dhacdaa Koondurta Fog ee Soomaaliya magaca Jubaland waxu jiray kahor Xiligii Gumeystaha Talayaaniga xiligaas Jubba Waxaa la isku oron jiray dhulka Hadda loogu yeero Jubaland iyo Bay iyo Bakool kuwaas oo markii danbe laga jaray Jubba.
Jubaland waxay xuduud la leedahay Dalka Itoobiya, Kenya iyo maamulka konfur Galbeed.