Kelfin

Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka. Gees ka mid ah waa Salsiyas, dhanka kalena waa Kelfin.

Kelfin (Af Ingiriis : Kelvin; Af Carabi : ar‎) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka. Ereyga Kelfin waxaa loogu magac daray Injineer reer England Baron Kelvin (1824–1904) kaas oo sameeyay Halbeeg cabir dhamaystiran[1].

Halbeegan waxaa loo soo gaabiyaa K (Kelfin).

Qiyaasta halbeegan jabjab ahaan waa 1/273.16[2]). Cabirkan oo inta badan lagu qiyaaso kuleylka iyo qaboowga ayaa wuxuu lambar todoba ka yahay Halbeegyada Caalamiga ah ee dunida.

Marka halbeega Kelfin loo bedelaayo Salsiyas waa +273.16.

Tusaale ahaan haddii heerkulka maanta yahay 30 °C markaad Kelfin u bedelayso waa +273.16 taas oo u dhiganta 303.16 K.

  1. . Bureau International des Poids et Mesures http://www.bipm.fr/en/CGPM/db/13/4/. Soo qaatay 2008-02-06.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . Bureau International des Poids et Mesures. pp. Section 2.1.1.5 http://www.bipm.org/en/si/si_brochure/chapter2/2-1/kelvin.html. Soo qaatay 2012-08-27.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne