Kiilomitir
Kiilomitir waa qiyaas caalamiha oo lagu qiyaaso dhererka iyo masaafada labo barood. Kiilomitir summaddiisu waa km , waxayna ka mit tahay Nidaamka Caalamiga ee Halbeega.
Developed by Nelliwinne