Kristoffer Kolombus

Kristoffer Kolombus
Kristoffer Kolombus

Sawir la sameeyey markii uu dhintay kadib Sebastiano del Piombo, 1519. wax sawir sax ah lagama hayo.[1]


Admiral Badaha; Wakiil Boqor ahna Gudoomiyeha Hindida amerika

Macluumaad gaar ah

Ku dhashay 31 Oktoobar 1451
Genova, Jamhuuriyada Jenofa, ee hadda ka mid ah Itaaliya
Geeriyoodey 20 Maajo 1506 (aged c. 54)
Valladolid, Crown of Castile, ee ka mid ah Isbayn
Jinsiyad Taltaani
Is guursadeen Filipa Moniz Perestrelo
Caruur Diego
Fernando
Ka hawl gala Bad mareen
Diinta Roman Catholic
Saxiixa Kristoffer Kolombus's signature

Kristoffer Kolombus wuxuu ahaa nin Talyaani ah, wuxuu noolaa sanadihii 1451 ilaa 1506. Kristoffer wuxuu ahaa badmaaxiye ah oo aad u safri jiray, wuxuu raadin jiray dhulalka ama qaaradaha. Kristoffer wuxuu ahaa ninka helay qaarada Ameerika sanadka marka oo ahaa 1492. Kristoffer wuxuu ku dhashtay magaalo ku taalo waqooyiga talyaaniga oo la dhoho Genova, wuxuu badda ku safri jiray asigoo da' yar. Aabihiis waxaa ladhaa Domoniko Kolumbus, hooyadiis neh Susana Fontanarosa.

  1. Portraits of Christopher Columbus – COLUMBUS MONUMENTS PAGES. Vanderkrogt.

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne