Qeyb ka mid ah Silsiladda Taliska iyo maamulka dawladda |
Maamulka |
---|
Fullinta |
Dawlad |
|
|
|
Nidaam dawladeed |
|
Noocyo kale |
Portalka Siyaasadda |
Madaxweyne ku xigeen (Af Carabi : ar; Af-Taliyaani : vicepresidente; Af Ingiriis : vice president) waa madaxa labaad ee ugu sareeya dowlad wadan ama dal. Sida caadiga ah, madaxweyne ku xigeenku waxa uu madax u yahay dhamaan xubnaha dowlada ee madaxtooyada. Waxaa mararka qaar dhacda in ra'iisul wasaaruhu ka awood sareeyo madaxweynaha. Si kastaba ha ahaatee, madaxweyne ku xigeenku waxaa inta ugu badan ku soo baxaa doorasho shacabka ama golle.
Madaxweyne ku xigeen waa nin madax ah oo madaxweynaha doorto. madaxweeyne kuxigeenka, waxaa loogu tala galay, haddii oo madaxweeynaha jiito, in oo booskiisa galo.
Dhinaca kale, ereyga "madaxweyne" waxaa sidoo kale isticmaala ururada madaxa banaan, shirkadaha ganacsiga iyo xisbiyada; kuwaasi oo macnaha ereygu u taagan yahay "qofka ugu sareeya ururkaasi ee go'aanka ugu dambeeya gaadhi kara". Madaxwayne kuxigeen waa jagada labaad ee dawlad shirkad amaba wax kasta oo xila oo leh madaxweyne.