![]() |
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda: Siyaasadda iyo Xukunka Somaliland |
Dastuurka |
|
Garsoorka |
|
Qaybaha kale |
Jagada Madaxweyne ku xigeenka Somaliland (Af Ingiriis : Vice President of Somaliland) waa darajada labaad ee ugu sareeysa maamulka dowlada. Madaxweyne ku xigeenku waa qofka buuxinaya kursiga Jagada Madaxwaynaha hadii meesha ka baxo madaxweynuhu.