Mahdavia

Firqooyinka diinta Islaamka ee ah Sunniyiinta, Mahdavia, Ahl al Quran, ghair madhhabi, Ahmadiyya, Ibadi, Shiica, iyo Suufi.

Mahdavia waa firqo kamid ah firqooyinka haysta diinta Islaamka waxayna aaminsanyihiin in Syed Jaunpuri Mahdi ahaa.



From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne